3/15/2016 4:18:25 PM
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Talyaaniga, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiinta safaaradda
RM 3/14/2016 12:26:15 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadihi aqoonsiga, danjiraha Australia, wakiilka uga noqon
RM 3/13/2016 5:59:08 PM
Guddiga arrimaha dibadda ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Xoghayaha Cusub ee Jamacadda Carabta Ahmed Abuu Gheit Wasiirkii hore arrimaha dibadda ee dowladda Masar.
HOL 3/13/2016 2:00:03 PM
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta ayaa ku baaqay in cunno-qabateynta hubka laga Somalia, waxayna soo dhaweeyeen hormarka amni, dhaqaale iyo siyaasadeed ee ay Somalia ku
3/13/2016 10:12:34 AM
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan, si ay ula kulmaan odayaasha
SilGor 3/3/2016 6:07:48 PM
Waxaa maanta magaalada Ottowa ee xarunta dalka Canada ku geeriyooday Allaah ha u naxariistee marxuum caaqil Cabdullaahi Maxamed Cabdi (Feerow) oo ka mid ahaa odayaasha qurbajoogta Soomaalida kuwooda ugu
3/1/2016 2:24:23 PM
Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro Cumar Xasan oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta booqatay isbitaalka Ordegan ee Ex-digfeer,
3/1/2016 1:59:36 PM
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xaawo Xasan Maxamed ayaa sheegtay xilli ay booqatay cusbitaalka guud ee magaalada beydhabo in dadkii ku dhaawacmey weerarkii
2/29/2016 11:50:01 AM
Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka inay gurmad deg deg ah la soo gaaraan dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii
2/28/2016 1:43:30 PM
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, kaddib markii uu safar ku tagay dalalka Turkiga iyo Greece,
2/28/2016 1:01:04 PM
Hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Djibouti ka soo saarey war murtiyeed ay ku caddeeyeen baahida loo qabo xoojinta, tayeynta
2/28/2016 12:30:40 PM
Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya Jen, C/raxmaan Maxamed Tuur Yare ayaa faah faahin ka bixiyay go’aano xalay ka soo baxay kulan looga hadlayay amniga magaalada Muqdisho
2/25/2016 3:30:08 PM
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda mudane







'
World News