HOL 4/4/2016 2:43:35 PM
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud, ayaa soo dhaweeyay heshiiskii ay xalay Garoowe ku kala Saxiixdeen Dowladda Federaalka Somalia iyo Maamulka Puntland ee ku aaddan qaabka
4/4/2016 2:33:49 PM
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in 10-ka bishan April uu si rasmi ah u furmi doono kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka
RM 4/1/2016 11:40:30 AM
Wasaaradda awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku baaqday in Ummadda ay Alle u laabtaan, si dhibta heysato uu Alle uga dulqado, waxaana ay ugu baaqday maamulada ka jira dalka iyo
RM 4/1/2016 11:30:51 AM
Ujeedka munaasabadan ayaa aheyd seddax qodob , oo kala ah daah-furka mashruuca dalkaaga ku dhiso 1$ AMA 22 oo shilinka Soomaaliga ah, Casha sharaf loo sameeyay qurba Joogta Soomaaliyed ee
3/29/2016 4:24:07 PM
Ciidamada badda Fransiiska ee qaybta ka ah ciidamada caalamka ee ilaalada ka haaya xeebaha dalka Soomaaliya oo qabtay dooni hub farabdan siday oo ku soo wajahneyd xeebaha dalka
3/29/2016 12:54:52 PM
Maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa ka warbixyey howlgallada lagu adkeynayo ammaanka caasimadda kuwaasoo ay wadaan ciidanka ammaanka ee Dowladda Soomaaliya.
3/24/2016 5:01:52 PM
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay dagaalo ka socday deegaano ka tirsan Bariga Gobolka Mudug, kaasoo u dhaxeeya ciidamada Galmudug iyo dagaalyahanadii
RM 3/24/2016 4:04:31 PM
Munaasibad balaaran oo ay ka qeyb galeen wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, siyaasiyiin, aqoon yahano, culumaa‘udiin, iyo xubno kale, taas oo lagu maamuusayey Cabdulalaahi Ciise Maxamuud,oo
RM 3/21/2016 9:33:47 AM
Isbitaalada Banaadir iyo Madiino ayuu kormeeray gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale, kuwaas oo habeenimadii xalay dab xoogan ka kacay
AB 3/21/2016 9:26:37 AM
Heyadda Somali Peace Aword ayaa abaal-marin gudoonsiisay Prof. Cismaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed ka dib xaflad balaaran oo xalay lagu qabtay magaalada Oslo
3/17/2016 3:03:20 PM
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shir jaaraa’id oo uu maanta qabtay uga hadlay xaaladda ammaan ee deegaanada Galmudug iyo dhaqdhaqaayada ay maleeshiyaadka Shabaab
3/17/2016 2:23:22 PM
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay wakiillada beesha caalamka u fadhiya Soomaaliya, oo uu kala hadlayey daryeelka iyo
3/17/2016 2:06:22 PM
Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalay Ra’iisulwasaariyaasha Soomaaliya,Talyaaniga iyo wasiiro ka kala tirsan labada dowladood kaas oo lagu qabay magaalada Rome ee dalka Italy, waxaana shirka loo qaban







'
World News