SilGor 8/10/2012 10:19:24 AM
Guddiga farsamo ee soo xulidda xildibaannada baarlamaanka cusub ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin kala saarista 184-xubnood oo ay magacyadooda hayaan, kuwaasoo ay sheegeen in ay ku jiraan qaar lagu tuhunsan yahay inaysan buuxin
RM 8/9/2012 2:01:03 PM
Kulan ay guddiga amniga qaranka maanta ku yeesheen xarunta madaxtooyada oo uu shir guddoominayay madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa laga soo saarat go’aanno ku saabsan ammaanka
8/8/2012 4:30:28 PM
Wareegtadan ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa loogu aqoonsaday Tuulooyin horay uga tirsanaa gobolka Sh/dhexe Degmooyin.
RM 8/8/2012 3:54:25 PM
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta saxiixay qorshaha ammaanka iyo xalisnta Qaranka NSSP, kaas oo lagu shaqeyn doono 5ta sano ee soo socota.
8/7/2012 4:01:05 PM
Madaxii Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa shaaca ka qaaday inuu ka ruqseystay shaqadii uu u hayey laanta afka Soomaaliga ee BBC-da sheegayna inuu ka qeybqaadan doono xasilinta iyo
8/7/2012 12:46:08 PM
Dowladda Uganda ayaa sheegtay in 28-sarkaal oo ka tirsan kuwa ciidamada cirka dalkeeda ay u dirtay Soomaaliya si ay uga qayb uga qaataan sugidda ammaanka Muqdisho oo lagu wado inay dhammaadka bishan ka dhacdo doorashada
SilGor 8/6/2012 5:08:19 PM
Abaanduulaha Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Cabdikariim Yuusuf Aadan (Dhaga-badan) ayaa maanta hay'adaha samafalka ugu baaqay in la gargaaro dadka ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose.
8/6/2012 3:23:23 PM
Banaan bax ballaaran oo ay ka qeyb galeen kumanaan dadweyne laguna taageerayay sanad-guuradii 1aad ee ka soo wareegatay markii Al-Shabaab ka baxeen magaalada Muqdisho qeybo ka mid ah ayaa maanta lagu qabtay Garoonka
8/6/2012 2:38:08 PM
Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qaydiid) oo toddobaadkii hore loo doortay madaxweynaha Galmudug ayaa maanta soo gaaray Muqdisho, isagoo sheegay inuu kulammo la yeelanayo madaxda DKMG ah ee Soomaaliya.
8/5/2012 12:56:23 PM
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ayadoo si heer sare ah ay u soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo shacabka ku nool magaalada
RM 8/4/2012 2:47:12 PM
Allah u naxariistee Maareeyihii Gaoronka Diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cabdulle Cusmaan “Aadan Cadde” ayaa caawa lagu toogtay Degmada xamar weyne xilli uu kasoo baxay Masjid uu kusoo dukuday Salaadii Maqrib.
VOA 8/4/2012 11:12:50 AM
Xogyahayaga Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Hillary Clinton ayaa goor dhow magaalada Niarobi kulan kula qaadatay hoggaamiyayaasha Soomaalida.
Jowhar 8/4/2012 6:01:52 AM
Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howl gal ay qaadeen kula wareegay Garoonkii Diyaaradaha ee NO-50 iyo Tuulooyin ku dhow dhow, iyadoo Saraakiisha dowladda ay guulo ka sheegteen howl galada.







'
World News