SilGor 2/26/2017 2:40:40 PM
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta si rasmi ah warbaahinta gudaha ugu shaaciyey in uu iska casilay xilkii madaxweynenimo ee uu
2/23/2017 7:23:47 AM
Xasan oo ah nin dhallin yaro ah ayaan horay ugu sii jirin saxada siyaasadda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa magacaabistan sameeyay hal maalin uun kaddib markii ay maalinimadii shalay dhacay xafladdii
2/16/2017 3:34:57 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta si rasmi ah xilka uga la wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud
2/15/2017 2:20:59 PM
Wasaaradda Gaadiiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sheegay in la hakiyay duulimaadka Garoonka Adan Cadde ee 22-Bishaan, maadaama maalintaas ay ku aadantahay Caleema-saarka
2/8/2017 1:21:34 PM
Mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" ayaa maanta si rasmi ah ugu guuleystay xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya 4-ta sano ee soo socota, kaddib markii madaxweynihii hore mudane Xasan
1/5/2017 3:04:54 PM
Xarunta aqalka sare uu ku shaqeyn doono hadda kaddib, waxaa dhistay dowladda Turkiga, iyadoo loogu talo-galay markii horeyba in ay noqoto xarun waxbarasho oo ay u dhammeystiran yihiin dhammaan
1/4/2017 4:44:54 PM
Wasiiru dowlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Xildhibaan C/shiid Maxamed Xiddig ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka uuna gudbiyay dhamaan
1/3/2017 2:24:42 PM
Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ku Xigeenadiisa Xildhibaan C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ku dhawaaqay in Maanta oo Talaado ah oo taariikhduna
1/3/2017 2:05:27 PM
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayey taliyaha ciidammada Melatariga dalka Uganda
1/3/2017 1:45:07 PM
Ahmed Abuu Al-Qeyd oo ah Xoghayha Guud ee Jaamacadda Carabta ayaa soo dhaweeyay horumarka iyo guulaha laga gaaray Doorashadii ka dhacday dalka Soomaliya oo ay ku soo baxeen Xildhibnaanada
1/3/2017 1:40:21 PM
Doorashada Gudoomiyaha Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka South Africa sanadkiina la qabto halmar ayaa ka dhacday magaalada Johannesburg gaar ahaan xaafada Soomaalida dagan
SilGor 12/25/2016 3:08:33 PM
Waxaa aroornimadii hore ee maanta oo Axad 25-ka Disember ah ku geeriyooday magaalada Zarqa ee dalka Jordan, Allaah ha u naxariistee marxuum Xaaji Axmed Qaasim Cali (Afgooye) oo da'diisu ahayd 100 sano jir.
SilGor 11/15/2016 3:03:33 PM
Shirkadda Diyaaraddaha ee Jabuuti Airlines ayaa muddo 25 sano ah kaddib maanta soo caga-dhigatay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aden Abdulle International Airport ee magaalada Muqdisho.

« previous1234567...261262next »






'
World News