RM 4/9/2013 2:20:21 PM
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalka Norway ayaa kulan la qaatay
VOA 4/9/2013 10:18:36 AM
Madaxweyne Obama ayaa soo saaray qoraal Isniintii shalay oo uu u diray Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, John Kerry kaasoo uu ku sheegay in Soomaaliya ay u qalanto ama xaq u leedahay inay hesho
SilGor 4/9/2013 8:31:15 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka ka duulay magaalada Muqdisho ayaa gaaray si weyna loogu soo dhoweeyey magaalada Nairobi ee xarunta dalka
RM 4/8/2013 5:20:18 PM
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa kulan khaas ah oo waqti dheer qaatay la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Hailamariam Daselegn.
RM 4/7/2013 6:16:21 AM
Madaxweynaha Jamhhuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan labada gole iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta Salaada Janaasada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
4/7/2013 5:53:18 AM
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay ka feejigan yihiin isku day kasto oo ay kooxaha argagixisadu ku doonayaan in ay ku dhibaateeyaan shacabka ku nool guud ahaan dalka xilli dowlado reer
HOL 4/6/2013 6:33:10 PM
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo iskaashanaya ayaa maanta la wareegay deegaanno cusub oo ka tisran gobolka Shabeellada hoose, kuwaasoo ay gacanta ku haysay Al-shabaab, iyadoo tallaabadan
VOA 4/6/2013 2:28:07 PM
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay sii wadeyso cunaqabateyntii ay horey ugu soo rogtay Somalia, gaar ahaan shaqsiyaadka lidka ku ah xasilooni ka dhalata dalkaasi.
4/6/2013 4:16:08 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Qaranka casho sharaf ugu sameeyay ergadii kala duwaneyd ee ka qeybgashay shirweynihii
RM 4/5/2013 6:10:06 PM
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya, iyaga oo ka soo kicitimay
4/4/2013 10:55:14 AM
Ra’iisul-wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta dowladda Jabuuti ka guddoomay deeq mileteri oo isugu jirta gawaarida gaashaaman iyo gaadiidka ciidamada
BK 4/4/2013 10:17:47 AM
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday madaxweynaha cusub ee dhowaanta la doortay madaxtinimada dalka Kenya
HOL 4/4/2013 9:57:39 AM
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in cutub ka mid ah ciidamadeeda qaybta ka ah AMISOM ay kala baxayso koonfurta Soomaaliya mar halkaas la geeyo ciidamda ka socda dalka Sierra Leone.