SilGor 5/29/2009 11:58:36 AM
Warar aan la hubin ayaa sheegaya in Wasiirka Amniga Qaranka ee Soomaaliya Col. Cumar Xaashi Aaden lagu weeraray degaan ka tirsan Ismaamulka Soomaalida Ethiopia, kaddib markii uu dayaarad uga soo safray magaalada Addis Abeba, kana soo degay garoon