SilGor 5/17/2009 3:40:31 PM
Shir jaraa’id oo ay maanta magaalada Muqdisho ku qabteen Ururka Xisbul Islaam garabka ay hoggaamiyaan Sheekh Maxamed Xasan Cameey iyo Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) ayaa waxaa ay si buuxda u caddeeyeen inay ku biireen Dowladda Soomaaliya,