
SilGor 12/7/2009 3:15:33 PM
Maamulka Jaamacadda Banaadir ayaa maanta soo bandhigtay khasaarihiii kasoo gaaray qaraxii Khamiistii lasoo dhaafay ka dhacay Hotel Shaamow iyagoo sheegay inay kaga dhinteen 10-qof ayna kaga dhaawacmeen 26-qof oo kale ,waxaa sidoo kale ku dhintay dad badan oo ay ku jireen wasiirro, suxufiyiin iyo shacab,