HOL 7/21/2010 10:04:21 PM
Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa kulanka uu la qaatay Giorgio Napolitano kaga hadlay Xaaladda dalka Soomaaliya gaar ahaan arrimaha Ammaanka, Siyaasadda iyo Bani'aadamnimada, isagoo ka dalbaday Talyaaniga iyo beesha calaamka inay gacan ka geysatana sidii Soomaaliya loo dajin lahaa