SilGor 8/3/2010 6:58:41 AM
Guddomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ee sida weyn u diiddan jiritaanka Dowladda KMG iyo joogitaanka ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa wareysi uu xalay siiyey Idaacadda Codka Amerika ee VOA ku sheegay in ciidamo dheeraad
SilGor 8/3/2010 1:17:17 AM
Afhayeen u hadlay ciidamada dalka Burundi oo lagu magacaabo Col. Gaspard Baratuza ayaa sheegay inay suurtagal tahay in dalkiisu uu Soomaaliya usoo diro ciidamo dheeraad ah oo ay tiradoodu gaareyso ilaa iyo 2500 oo askari si ay u xoojiyaan ciidamada AMISOM ee
SilGor 8/1/2010 4:41:37 PM
Wafdigii uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Barlamanka KMG ah ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqsisho, kaddib markii ay socdaal qaatay dhowr toddobaad ku soo kala bixiyeen dalal ku yaalla qaaradda Afrika.
SilGor 7/31/2010 8:43:41 AM
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, kaddib markii ay booqasho kusoo mareen dhowr waddan oo Afrikaan ah iyo dalka Talyaaniga, magaalada Kampala ee dalka Ugandana kaga soo qaybgaleen shir-madaxeedka Midowga Afrika.
SilGor 7/30/2010 3:21:40 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa maalinnimadii shalay soo gaaray magaalo-madaxda dalka Kenya ee Nairobi, halkaasoo uu wada hadal kula yeelanayo madaxda dalkaasi.
7/29/2010 10:52:54 PM
Afhayeenka xarakada Alshabaab Sheekh Cali Dheere warbaahin uu siiyay warbaahinta waxa uu ku caddeeyay in Xarakada Al shabaab Al Mujaahidiin in ayan wax lug ah ku lahayn dagaaladii ka dhacay dhulka buuraha Galgala iyo Karin, wuxuuna sheegay inay u dhaxeeyeen ciidamada dowlad goboleedka puntland iyo dad shacab ah oo mudo
SilGor 7/28/2010 3:36:22 PM
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ku dhawaaqay golaha wasiirada Dowladiisa cusub kuwaasoo ka kooban 20 wasiir oo 2 haween tahay iyo 6 wasiir ku xigeen oo midi haween tahay, Xukuumadda cusub ee Siilaanyo tii Riyaale ee dhacday waxay kaga duwan tahay inay ka mid yihiin xubno
SilGor 7/27/2010 1:29:04 AM
Afayeen u hadlay Ciidanka Xarakada Shabaab Al Mujahaidiin waxaa uu sheegay in ay guulo ka gaareen dagaalo shalay ay ku soo qaadeen ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ,waxa uu hadalkiisa raaciyay xarakada Al Shabaab inay la wareegeen qeybo ka mida Dagmada Boondheere iyo Dekedi hore
SilGor 7/26/2010 9:21:00 PM
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Mr.Faroole,waxa uu sheegay in dagaal lagu soo qaaday Ciidamada Puntland, dagaalkaasoo ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso,Mr Faroole waxa uu sheegay inay ciidamadiisu ay guulo ka gaareen dagaalkaasi waxayna ku qabsadeen saraakiil sare oo ka tirsanaa ciidamadii kusoo duulay
SilGor 7/25/2010 7:39:59 PM
Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb galay shirmadaxeedka Afrika ee laga furay magaalada Kampala ee dalka Yugandha. Ammaanka magaalada caasimadda Yugandha ee Kampala ayaa si aad loo adkeeyay iyadoo ciidamo dheeraad ah la geeyay
SilGor 7/24/2010 3:37:21 PM
Gudoomiyaha Midowga Afrika Jean Ping oo ka hadlayay shirka Midowga Afrika ee magaalada Kampala waxaa uu sheegay in Labo batalyan oo ciidamo ah oo ka imaanaya dowladaha Guinea iyo Jabuutiay si degdeg ah loo geyn doono dalka Soomaaliya si ay kagaa qeyb qaataan ciidamada AMISOM ee howlaha nabad ilaalinta ka
SilGor 7/23/2010 10:07:51 PM
Tartamadii ciyaaraha Kubadda koleyga ee ka socday dalka Sweden ee magaalada Stckholm ayaa si aad u qurux badan habeenimadii xalayto loo soo gunaanaday.Guddoomiyaha Ururka Dhaqanka iyo Ciyaaraha Soomaaliyeed ee marka magaciisa la soo gaabiyo loogu yeero SKIF Mr. Abuukar Aadan Deeqow (Boss Caato)
SilGor 7/23/2010 9:06:38 PM
Filz Kulayigye ayaa waxa uu sheegay maalintii Arbacada ee la soo dhaafay. markii Ciidamada Al Shabaab ay kusoo dhawaadeen aqalka madaxtooyada ee Villa Somalia iskacaabin ay sameeyeen ciidamada AMISOM ayaa waxaa kaga geeriyootay dagaalka ay la galeen Al Shabaab laba askari oo dhalashadooda aheyd dalka Ugaandha qaar







'
World News