Qarax miino oo lala beegsaday Ciidamada Dowladda KMG ee Soomaaliya
Askar ka tirsan Dowladda KMG ee soomaaliya ayaa qarax lagula eegtay ayaga maraya degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho, qaraxaasi oo dhimasho hal Askari 5 kalana way ku dhawacmeen iyo dad rayid ah..
Qaraxa kadib ciidamada dowladda KMG kuwooda ka badbaaday qaraxaasi waxay dhan waliba u fureen rasaas, halka qaar kalana ay bilaabeen baaritaano ay baareen dadka rayidka ahaa iyo guryaha ku dhawaa halka uu qaraxaasi ka dhacay .
Add New Comment
|
|
|