SilGor 8/22/2010 6:57:56 AM
Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaallada ka jira qaar ka mid ah gobollada dalka iyo in waddanka Soomaaliya lagu dhaqo shareecada Islaamka.
SilGor 8/22/2010 6:04:38 AM
Maamulka Ururka Xisbul Islaam ee gobolka Gedo ayaa ku hanjabay inay dhowaan xoog kaga saari doonaan degmada Doolow ciidamada ka kala tirsan Dowladda KMG iyo Culimaa'udiinka Ahlu Sunna Wal Jamaaca ee hadda degmadaasi ku sugan.
HOL 8/21/2010 9:23:18 PM
Xafladda caleema saarka madaxwaynaha Hiiraan state Maxamuud Cabdi Gaab iyo madaxweyne ku-xigeenkiisa Isaaq Cali Cabdulle,ayaa xalay lagu qabtay Intercontinental hotel ee magaalada Nairobi,waxaana ka soo qaybgalay madax sare siyaasiyiin,waxgarad, odayaal
SilGor 8/21/2010 12:13:11 AM
Maamulka Xarrakada ee Al Shabaab ee gobolka Banaadir ayaa maanta ku gubay magaalada Muqdisho cunto dhacday oo ay horay u bixisay barnaamijka cunnada adduunka ee WFP, waxayna digniin siiyeen Ganacsatada ama qofkii lagu helo raahinka WFP in lagala
SilGor 8/19/2010 11:48:30 AM
Wararka ka imanaya Ismaamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in xoogaggii uu hoggaaminayey wadaadka Sheekh Maxamed Saciid Atom ay dib ugu soo laabteen degaanka buuraleyda ah ee Galgala, kaddib markii sida la sheegay ay ciidamadii Puntland ay isaga soo baxeen
SilGor 8/18/2010 8:00:52 PM
Waxa magaalada Geneva ee waddanka Switzerland maanta ku geeriyootay marxuumad Muna Maxamed Xaashi Xayle oo 28 jir ahayd, marxuumadda ayaa ifka kaga tagtay 1 wiil oo 6 jir ah, waxaana geerideeda la ogeysiinayaa dhammaanba eheladeeda iyo asxaabteeda oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibeddiisaba.
SilGor 8/18/2010 7:32:27 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdigii la socday ee beryahan booqashada rasmiga ah ku joogay waddanka Suudaan ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
SilGor 8/17/2010 11:06:36 AM
Dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo Culima'udinka Ahlu Sunna oo shalay ku kulmay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa isku raacay inay xoojiyaan dagaallada ay kula jiraan xoogagga Xarakatul
HOL 8/17/2010 9:40:59 AM
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Suudaan ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir.
SilGor 8/16/2010 7:53:20 PM
Madaafiic ayaa waxaa ay galabta ku hoobteen xiroyin ay ku noolaayeen qoysas Barakacayaal ah oo ku yaala degmooyinka H/wadaag iyo Hodan ee Magaakada Muqdisho halkaasi oo ay ku dinteen ilaa 8 ruux oo u badan Haween iyo Caruur iyadoo ay ku
HOL 8/15/2010 6:54:56 PM
Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa maanta ka dalbaday Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam inay wadahadallo la furaan dowladda Soomaaliya.
SilGor 8/14/2010 4:10:20 PM
Xildhibaannada ku bahoobay Kudlada Toosinta iyo Badbaadada Qaranka Soomaaliyeed oo maanta ku kulmay magaalada Muqdisho ayaa mar kale Xukuumadda ra'iisul wasaare Sharmaarke ugu baaqay inay hortimaado barlamaanka Soomaaliya si ay u hesho kalsoonida
HOL 8/13/2010 4:55:36 PM
Maamulka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ee gobolka Banaadir ayaa maanta cafis u fidiyay 12-qof oo ku xirnaa xabsi Shabaabku ay ku leeyihiin degmada Dayniile ee duleedka Muqdisho, kuwaasoo ku eedeysnaa dambiyo kala duwan.







'
World News