SilGor 6/9/2015 6:49:18 AM
Ergayga Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay ayaa xoogagga Ahlu Sunnah Waljamaaca ee gobollada dhexe ugu baaqay in ay ciidankooda kala baxaan magaalada
HOL 6/8/2015 2:07:48 PM
Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay guddigii dhawaan Xukuumadda Somalia u magacawday xallinta tabashooyinkii ka dhashay dhismaha Baarlamanka Maamulka KMG ee Jubbaland inay
6/6/2015 5:35:27 PM
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ugu dambeyn cod u qaaday mooshinkii ka dhanka ahaa dhismaha Baarlamaanka Jubba, iyagoo sharci darro ka dhigay dhismaha Baarlamaanka Jubba oo
6/5/2015 9:47:26 PM
Guddoomiyaha Guddiga Farsamada ee Maamul u sameynta Gobollada Dhexe Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa ka hadashay buuqii ka dhashay shirkii Ergada ee ka socday magaalada Cadaado, iyadoo
6/4/2015 4:44:01 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa manta xariga ka jarey cusbital cusub oo ay dowladda Imaraadku magaladda Muqdisho ka hirgalisay gaar ahaan degmada Shangaani
HOL 6/4/2015 3:23:25 PM
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Magaalada Kampala ee dalka Uganda uga qayb-galay xafladda furitaanka kalfa-dhiga
BK 6/4/2015 10:04:06 AM
Go’aan geesinnimo lagu tilmaamay ayay qaadday shirkadda MasterCard ee samaysa kaadhadka lacagta lagula baxo, waxna lagu iibsado, kaddib markii ay go’aan ku gaartay inay ka howl billowdo Soomaaliya.
6/3/2015 2:52:59 PM
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu soo laabtay dalka, kadib markuu Nigeria iyo Sudan kaga soo qeybgaley munaabado
6/3/2015 2:24:02 PM
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo soo dhoweeyay billowga wejiga labaad ee geedi-socodka dhismaha maamul-dowladeedka kumeelgaarka ah ee gobollada dhexe
RM 6/3/2015 4:48:18 AM
Wasiirka amniga Gudaha Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cumar ayaa sheegay in derbiga dowladda Kenya ay ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya uu fursad u yahay kooxaha argagixisada ah ee Al-Shabaab
6/2/2015 9:14:40 PM
Munaasabad lagu caleema-saarayey madaxweynaha dalka Suudaan mudane Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa ka dhacday magaalada Omdurmaan ee dalkaasi, taasoo ay ka qaybgaleen madax fara badan oo ka kala
6/2/2015 10:22:23 AM
Ra’iisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarek iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho, kaddib markii uu safar shaqo
HOL 6/2/2015 9:34:13 AM
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta la wareegay deegaanka Tooro-Toorow ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaasoo saldhig u ahayd Al-shabaab.







'
World News