
SilGor 12/26/2008 5:45:28 PM
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun
Xubnaha U.I. SilGor waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan
qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday :
Marxuum Cumar Maxamed Cumar(Cumar Anyeelo)
Waxaana tacsida si gaar ah loogu dirayaa
aabihiis Col. Maxamed Cumar (Xiirane),
hooyadiis Caasha Shiikh Cabdullaahi,
xaaskiisa, carruurtiisa iyo walaalihiis.