
SilGor 4/17/2009 4:49:39 PM
Allaah ha u naxariistee waxaa maanta oo Jimca ah taariikhduna ay tahay 17 April 2009 ku geeriyooday laguna aasay magaalada Muqdisho Al-marxuum Xuseen Axmed Sadiiq oo ku magac dheeraa X. Gandi. Marxuum Xuseen Gandi oo 60 sano jir ahaa, wuxuu ifka kaga tagay 2 gabdhood iyo wixii ay sii dhaleen