Xafiiska Soomaaliya Qaabilsan ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa sheegay in la noqoshada Ambassador Katherine Dhanani ay la noqotay magacabaisteeda inaysan ka dhignayn inay isbeddeshay siyaasaddii Maraykanka eek u aaddanayd Soomaaliya.Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa shalay shaaciyey in lala noqday Magacaabista Katherine Dhanani kadib markii ay ka cudur-daaratay arrimo iyada u gaar ah darteed.
Mas’uul u hadlay xafiiska Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa isna sheegay in Maraykanku uu safiir kale u soo magacaabi doono Soomaaliya.