| 
              
            
                |  Max’ed C/llaahi Farmaajo oo noqday madaxweynaha Soomaaliya  
 Mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" ayaa maanta si rasmi ah ugu guuleystay xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya 4-ta sano ee soo socota, kaddib markii madaxweynihii hore mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ka tanaasuley wareeggii 3-aad ee doorashada.
 
 Ugu danbeyntii, lagu dhawaaqay in madaxweynaha Soomaaliya afarta sanno ee soo socta uu noqonayo Max’ed Cabdullaahi Farmaajo.
 
 Guddoomiyaha
 Maxkamada Sare ee dalka Abukaate Ibraahin Iidle Suleybaan ayaa isla goobtii ay doorashadu ka dhacday ku
dhaariyay Madaxweynaha cusub ee dalka, ayadoona lagu dhaariyay hannaanka dhaarta 
ee Dastuurka dalka.
 
 Add New Comment |  |  |