Marxuum Aadan Cusmaan ayaa waxa uu ifka kaga tagay labo xaas iyo carruur ku kala dhaqan magaalooyinka Addis Ababa iyo London ee dalka Ingiriiska.
Geerida naxdinta leh ee marxuumka ayaa waxa lagaga tacsiyeynayaa xaasaskiisi, carruurtiisa, hooyadiis Xaajiya Ruqiyo Cusmaan, eeddadiis Xaajiyo Maka Xaaji Cadde, walaalihiis iyo dhammaan eheladiisa oo ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibeddiisa, marxuumkana waxa Allaah looga baryayaa in uu ka waraabiyo janadii Fardowsa.
AAMIIN -AAMIIN - AAMIIN