hambalyo dhalashada Sooniya Axmed Jeylaani


Dhammaan Xubnaha U.I. Silgor waxay hambalyo hawada u marinayaan

Axmed Jeylaani Xasan &
Nasiila Naasir Xasan

oo ay habeennimadii sabtida 11/09/2010 gabari ugu dhalatay
magaalada Besancon ee dalka Faransiiska, tasoo loogu magacdaray
Sooniya Axmed Jeylaani.
Sooniya Allaah haka yeelo tii soo barbaarta, diinteeda, dadkeeda iyo
dalkeedaba anfacda - AAMIIN -


sooniya sooniya.jpg

Add New Comment