Daawo "SAWIRRADA" Horumarka ka jira magaalada Muqdisho
Muqdisho waa magaala-madaxda dalka Soomaaliya,
sidoo kalena waa xarunta ganacsi ee guud ahaan dadka ku abtirsada
Soomaalida, waxaana intaas u sii dheer in ay tahay magaalada ugu weyn,
dadka ugu tirada badanna ay ku nool yihiin, taasoo dadka ku nool lagu
qiyaaso in ay kor u dhaafayaan 2.5 million.
Magaalada Muqdisho oo
muddo ka badan 23 sano ku jirtay dagaallo sokeeye, kana dhaxashay
burbur aad u baaxad weyn ayaa dhowrkii sano ee ugu dambeeyey ka soo
kabsaneysay dhaawacyadii soo gaaray, waxayna haatan u muuqataa in ay si
ka deg-deg badan sidii la filayey ay dib ugu soo kasbaneyso maqaamkii ay
ku lahayd caalamka.
HALKAN KA DAAWO SAWIRRADA HORUMARKA AY MAGAALADU KU TALLAABSATAY DHOWRKII SANO EE U DAMBEEYEY
Add New Comment
|
|
|