TACSI - Geerida naxdinta leh ee marxuumad Xaajiyo Madiino Xaaji Cadde


inaalilaahi[1][1].jpg

Allaah ha u naxariistee waxaa maanta subaxnimadii hore ku geeriyootay laguna aasay magaalada Muqdisho marxuumad Xaajiyo Madiino Xaaji Cadde, waxaana geerideeda la ogeysiinayaa dhammaanba eheladeeda oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibeddiisaba.

Geerida naxdinta leh ee marxuumad Xaajiyo Madiino Xaaji Cadde ayaa waxa Allaah loogaga baryayaa in uu ka waraabiyo Jannadii Fardowsa, dhammaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootayna uu sabar iyo iimaan ka siiyo, waxaana si gaar loogu tacsiiyeynayaa eheladeeda dhow oo isugu jira walaalo, carruurteedii iyo qaraabadeeda dhow, kuwaas oo kala ah:

  1 - Xaajiyo Maka Xaaji Cadde iyo carruurteeda
  2 - Xaaji Xasan Barakoobe Axmed iyo carrurtiisa
  3 - Xuseen Barakoobe Axmed iyo carruurtiisa
  4 - Cali Barakoobe Axmed iyo carruurtiisa
  5 - Xaliima Barakoobe Axmed iyo carruurteeda
  6 - Maka Barakoobe Axmed iyo carruurteeda
  7 - Saciido Barakoobe Axmed iyo carruurteeda
  7 - Dhammaan reer Axmed Jimcaale iyo reer Xaaji Cadde

Waxaana tacsida diraya maamulka shabakadda SilGor.com.

Add New Comment