TACSI - Geerida naxdinta leh ee marxuum Muriidi Xaaji Dalfac


inaalilaahi[1].jpg

Maamulka iyo howlwadeennada Shabakadda Wararka ee SilGor.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaanba qoyskii, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Muriidi Xaaji Dalfac oo dhowaan ku geeriyooday dalka Germany.

Waxaana marxuumka Allaah loogaga baryayaa in uu ka waraabiyo jannadii Fardowsa, eheladan uu sabar iyo iimaan ka siiyo - AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN.




Add New Comment