Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Dr. Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa asaga oo ku sugan dalka dibeddiisa soo weyn u soo dhoweeyey ka bixitaanka Soomaaliya ay kaga baxeyso dowlad ku-meelgaar ah.
Dr. Cabdiqaasim ayaa sidoo kale tallaabadan ku tilmaamay inay tahay mid horey loo qaaday, ayna tahay guul u soo hooyatay shacbiga Soomaaliyeed,
Dr. CabdiQaasim Salaad Xasan oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu barlamaanka cusub ee Soomaaliya inay dalka u soo dooraan madaxweyne aqoon leh oo gudan kara howlaha loo xil saaro.
Cabdi Qaasim Salaad Xasan Madaxweynihii hore ee Dalka Soomaaliya ayaa ugu
danbeyn sheegay in Madaxweynaha iyo Ra,isalwasaaraha ay kala yeelan karaan labo
fakir lakiin uu ahaa mid kusaleesan sharciga dhibaatana aan u keeneen Shacabka
Soomaaliya.