Madaafic kusoo dhacday xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa ku dhintay 4 askari oo Ugandees ah
War deg deg ah oo naga soo gaaray dagaalka adag oo ka socda maalin 8aad Degmada Boondheere ee magaalada Moqdishu, in 4 ka mid ah ciidamada AMISOM ee Yugaandheeska ah ay dhinteen qaar kalana ay ku dhaawacmeyn markii ay xarakada Al Shabaab ay Madfaafiic aad u tiro badan ku tuureen gudaha Villa Soomalaliya .
Add New Comment
|
|
|