Dhammaan Muslimiinta meel kasta ay joogaan waxaan leenahay CIID-WANNAAGSAN




1.ciid wannaagsan logo.JPG

Waxaan halkan hambalyo uga direynaa dhammaan umad-weynta Islaamka oo maanta ku wada ciidaya daafaha dunidan,gaar ahaan waxaan Soomaalida Illaah uga baryaynaa inay isu tanasulaan oo ay kuwada noolaadaan nabad iyo caano,umadda ku wada nool dunidan oo dhanna waxaan u rajaynayneynaa inay nabad iyo isqaderin ay kuwada noolaadaan.
Si gaar ah bahda SilGor iyo  akhristayaasha noo soo diray hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-Adxa, waan ugu mahadnaqaynaa dhammaan,annaguna markeena waxaan  dhammaan idiin soo tebineynaa hambalyo taas la mid ah
  Kulu Caam wa-antum Bikheyr.

Add New Comment