Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun


inaalilaahi[1][1].jpg

Dhammaan xubnaha SilGor waxa tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii ay ka geeriyootay, Allaah ha u naxariistee marxuumad Maryam Xuseen Xaaji Cadde oo maalinnimadii Arbacada ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

Waxaan si gaar ah ugu tacsiyadeyneynaa Hooyo Maka Xaaji Cadde, carruurtii iyo seygii ay marxuumadda ka geeriyootay, sidoo kalena eheladeedii iyo asxaabteedii, waxaanna leenahay sabir iyo iimaan Ilaah haydinka siiyo, mkarxuumaddana Jannadii Fardowsa Ilaah haka waraabiyo - AAMIIN - AAMIIN -

Add New Comment