Waxaan tacsi u direynaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuum MAXAMUUD AFRAX SHUUNAC oo ku magacdheeraa (Qaylaweyne), kuna geeriyooday magaalada Muqdisho maalinnimadi Axadda, waxaanna si gaar ah ugu tacsiiyeyneynaa wiilkiisa Cabdiweli Maxamuud Afrax iyo xaaskiisa Aamina Maxamed Baliile, sidoo kale dhammaan qoyska reer Maxamuud Afrax.
Marxuumkana waxaan Allaah uga baryeynaa inuu Jannadii Fardowsa ka waraabiyo, eheladii iyo asxaabtii uu ka tagayna uu sabir iyo iimaan ka siiyo AAMIIN - AAMIIN.