TACSI - Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun
Waxa habeennimadii xalay ku geeriyooday magaalada Jig-jiga ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia Ilaah ha u naxariistee marxuum Ridwaan Xaaji Amiin Aba-Cumar, waxa geerida marxuumka lala socodsiinayaa dhammaan ehelediisii oo ku kala nool dalal fara badan oo adduunka ah, marxuumka jannadii farduusa Allaah haka waraabiyo, eheladiisii iyo asxaabtiisiina sabar iyo iimaan Allaah haka siiyo.
Add New Comment
|
|
|