SilGor 12/7/2008 3:30:58 PM
Hambalyada ciidda carafo ee Silgor.com
SilGor 12/7/2008 2:35:53 PM
Shir ay isugu yimaadeen boqolaal xubnood oo ka mid ah ganacsatada & waxgaradka beesha Hawiye ee ku dhaqan dalka Imaaraadka ayaa looga hadlay isbeddellada siyaasadeed ee ugu dambeeyey ee dalka kusoo kordhay,
SilGor 12/7/2008 2:33:01 PM
Kooxda heysta markabka hubka sida ee laga leeyahay dalka Ukraine ayaa ku hanjabay in ay ka baxayaan wadahadallada lagu sii daynayo markabkaasi oo dhawaan ay la fureen milkiilayaasha markabkaasi.
SilGor 12/7/2008 2:12:26 PM
Dagaalo saacad ka badan socday oo u dhaxeeyay ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda ah oo isku dhinac ah iyo xoogaga muqaawamada ee ka horjeeda ayaa ka dhacay galinkii dambe ee galabta xaafado ka tirsan degmada wardhiigley ee Magaalada Muqdisho.
SilGor 12/6/2008 11:15:36 AM
Udxiyada waa Xoolaha(geela,lo’da iyo Ariga) la gowraco maalinta ciidda(Ciidul ad-xaa) ama maalmaha tashriiqa(11,12,13 bisha Xajka), iyadoo Ilaahay loogu dhowaanayo
Hiiraan Online 12/4/2008 3:52:22 AM
Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa saaka waxay dhaqdhaqaaqyo ka wadaan xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho,iyadoo dhaqdhaqaaqyadaasina ay u muuqdaan kuwo ay uga guurayaan fariisimo ay ku lahaayeen Magaalada Muqdisho.
Hiiraan Online 12/4/2008 3:51:08 AM
Maamul Goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in uu ka soo horjeedo heshiiskii ay Jibouti ku gaareen Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya.
shabelle.Net 12/3/2008 5:37:04 AM
Dowlada Uganda oo ciidamo aad u farabadan ay ka joogaan dalka Soomaaliya marka loo eego midowga Africa ayaa waxaa ay sheegtay in ciidamadeeda ay baaqi ku sii ahaan doonaan gudaha dalka Soomaaliya xitaa hadii ay ciidamada Ethiopia ka baxaan Dalka Soomaaliya.
Hiiraan Online 12/2/2008 9:58:23 AM
Xoogagg ka amar qaata dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen labo goobood oo ku yaala Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo kala ah Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarunta Kuliyaddii Jaalle Siyaad oo ay degan yihiin Ciidamada Burundi ee Magaca Amisom uga howlgelaya Magaalada Muqdisho.
SilGor 12/1/2008 4:52:01 PM
Ilaaladii xarunta madaxtooyada (Villa Somalia) ayaa waxaa habeenimadii xalay hubka dhigis ku sameeyey ciidamada xukumada Ethiopia oo ay beryo yar ka hor isbahaysato ahaayeen, kuwasoo lagu soo eedeeyey inay qorsheynayeen inay la baxsadaan hubkii yiil madaxtooyada.
SilGor 12/1/2008 4:46:39 PM
Iyada oo socdo qorshe Ciidamada Itoobiya ay kaga baxayaan gudaha dalka ayaa iminka sida aan warar lagu kalsoonaan karo ku heleyno, waxaa soo baxaya in Ethiopianku ay fariisimo cusub ka sameysanayaan goobo ku yaal meelo aysan horey u joogi jirin.
Hiiraan online 12/1/2008 10:01:17 AM
Xoghayaha Arrimaha Gudaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Col. Cumar Xaashi Aadan Isniin, December 01, 2008(HOL): Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti ayaa maanta wuxuu shaaca ka qaaday in uu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqayo in ay la dagaallamaan cid kasta oo ka soo horjeeda in ay nabad helaan.
SilGor 11/30/2008 6:07:15 PM
Qaar ka mid ah Jaaliyadaha Somalida ee ku dhaqan dalka Ingiriiska ayaa deeq lacageed soo gaarsiiyey Xasan Cali Isaaq oo ah nin soomaaliyeed oo la ildaran buro aad weyn oo wejiga uga soo baxday taasoo dhaqaatiirta Somaliyeed ay horey u sheegeen inaan dalka gudihiisa waxba looga qaban karin.







'
World News