waagacusub 12/13/2008 12:02:12 PM
Ra'isulwasaaraha Ethiopia Mr Melles Zenawi ayey sii kordhayaan fadeexado ka wajahay hadal uu baarlamaanka dalkiisa ujeediyay Khamiistii bishan.
SilGor 12/12/2008 4:35:49 PM
Dowladda Uganda oo sheegtay in ay Ciidamada Midowga Afrika ka baxayaan Soomaaliya haddii ay Ciidamada Itoobiya baxaan
SilGor 12/11/2008 5:00:28 PM
Ra'isulwasaaraha Ethiopia ayaa baarlamaanka Dalkiisa u sheegay inay Xukumadiisa oo tixgelineyso codsi kaga yimid dalalka Uganda iyo Burundi aawadeed dib u dhigtay go-aankii uu Ciidamadda ugala bixi lahaa Somalia.
dayniile 12/11/2008 3:39:55 PM
Ciidamo la sheegay in ay horey u taabacsanaa sh cabduqaadir Cali Cumar oo ka goostay isla markaana ku biiray kuwa Ciidamda Midowga Maxaakiimta garabka fadhigodu yahay Magaalda Casmara ee Dalka Eritrea ee uu hogamiyo Xaaji Cumar IImaan Abubakar
waagacusub 12/11/2008 4:40:30 AM
Burcad Badeednimada ka socota biyaha Somalia, ayaa darenkii caalamka kusoo jeediyay dalka Somalia, sababtuna waxay tahay falalkooda oo ah kuwa qeyrul caadi ah.
Hiiraan online 12/10/2008 4:08:57 PM
Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweyd ka degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho.
SilGor 12/10/2008 4:58:59 AM
Xoogaga muqaawamada ayaa sida lagu soo warramayo la wareegay gacanku haynta degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo, ayadoo maamul islaami ahna laga dhisay deegaanka Buurdhuubo ee isla gobolkaasi.
SilGor 12/10/2008 4:45:44 AM
Dad fara badan oo degganaa degmada Balanbal ayaa halkaasi ka barakacay kadib markii ay qabsadeen ciidamada Ethiopia degmadaasi.
SilGor 12/10/2008 4:10:52 AM
Labada nin ee ugu sarreeysa dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxaa ay magaalada Baydhabo ka wadaan kulamo ay ku kala jiidanayaan xildhibaanada Barlamanka KMG.
SilGor 12/10/2008 3:54:12 AM
Ciidamo Ethiopian ah oo wata gadiidka dagaalka ayaa gaaray degaanka Kala-Beyr ee gobolka Hiiraan.
SilGor 12/10/2008 3:36:09 AM
Niman hubaysan ayaa waxaa ay gabbaldhicii caawo ku dileen magaalada Baydhabo nin lagu sheegay in uu tarjumaan u ahaa ciidamada Xabashida ee xoogga ku haysta Soomaaliya.
SilGor 12/10/2008 3:24:59 AM
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ethiopia ayaa jawaab kulul ka bixisay Warbixin ay soo saartay Hay'ada xaquuqul insaanka ee Human Rigths Watch taasoo ay ugaga hadashay tacadiyadda ay Xukumadda Ethiopia ku kacday ee ka baxsan Bini-aadamnimadda. Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Ethiopia oo Warbaahinta Waagacusub loo soo diray ayaa u qornaa sidaan:- Press Statement
SilGor 12/8/2008 4:43:38 PM
Magaalada Muqdisho iyo gobolada Somalia oo maanta si weyn looga dabaaldegayo maalintii 1-aad ee munaasabada Ciidul Adxaa







'
World News