SilGor 1/19/2009 11:25:24 AM
Iska hor imaad mudo saacado ah socday ayaa maanta degmada Dherkeenleey ee magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamada maamulka degmdaasi iyo ciidamo Jabhatu Islaamiya.
SilGor 1/19/2009 8:22:39 AM
Gudoomiyaha Isbaheysiga Dib-u-Xoreynta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shalay dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay ujeedada safarka uu ku yimid Muqdisho
Shabelle Media 1/18/2009 1:05:11 PM
Amnesty International waxaa ay sheegtay in ay walwal ka qabto go’aan ka soo baxay golaha ammaanka ee QM kaasi oo aan lagu xusun difaaca dadka rayidka ah ee Soomaaliyeed.
SilGor 1/18/2009 10:49:45 AM
Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib-u-Xoreynta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kasoo dagay garoonka caalamiga ah ee magaalada Muqdisho.
SilGor 1/17/2009 3:01:43 AM
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay go’aan dhabaaha loogu sii xaarayo in la abuuro ciidamo nabad ilaalineed oo loo diro dalka Soomaaliya, waxase dib loo dhigay 6 bilood oo lagu eegayo xaaladda dalka.
SilGor 1/15/2009 5:07:43 PM
Waxaa galbata mar kale dib uga furmay magaalada Jabuuti shir u dhexeeya wufuud ka kala socota DFKMG iyo Isbahaysiga Dib-u-Xoraynta garabka Sheikh Shariif Sheikh Axmed
SilGor 1/15/2009 9:52:27 AM
Ra'iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Meles Zenawi oo maanta weriyeyaal kula hadlayey Caasimada Ethiopia ee Addis Abeba ayaa sheegay in ka bixitaanka ciidamada Ethiopia ay kasoo baxayaan dalka Soomaaliya ay tahay arrin sharci ahaan sax ah
SilGor 1/15/2009 9:10:04 AM
Ra'iisul wasaaraha dowladda KMG mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa sheegay inuu isu soo taagayo doorashada xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya.
Shabelle Media 1/15/2009 8:40:06 AM
Maxkamadaha Islaamiga ayaa maanta la wareegay gacan ku heynta deegaano badan oo ku yaala gobolka Banaadir iyagoo horay gacanta ugu hayay saldhigyo badan oo ku yaala magaalada Muqdisho.
HOL 1/15/2009 8:32:37 AM
Khamiis, January 15, 2009(HOL): Mas’uul sare oo u hadlay Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Asmara ayaa shaaca ka qaaday in uu jiro dadaal ku saabsan in lagu heshiisiiyo garabyada Isbaheysiga Dib u xoreynta uu u kala baxay ee Jibouti iyo Asmara.
SilGor 1/15/2009 8:00:05 AM
Guddiga Aminiga ee Isbeheysiga Dib-u-Xoreynta garabka Jabuuti ayaa xoogagga Muqaawamada ugu baaqay in wax dagaal ah lagu qaadin ciidamada AMISOM ee hadda ku sugan magaalada Muqdisho.
SilGor 1/15/2009 7:42:16 AM
Odayaasha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa sheegay in ay gogol nabadeed u dhigayaan xoogagga Muqaawamada ee halganka dheer u soo galay ka saaridda ciidamada Ethiopia ee dalka ku soo duulay, si loo helo
SilGor 1/14/2009 3:06:48 PM
Dagaal ayaa ka bilowday markii xoogaga wax iska caabinta ay weerar ku qaadeen ciidamo Itoobiyaan oo ka soo baxay garoonka Istaadiyo Muqdisho







'
World News