SilGor 2/1/2009 10:23:17 AM
Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa ayaa ka degay magaalada Addis Abeba ee xarunta dalka Ethiopia si ay uga qeyb galaan shirka madaxda Midowga Africa
Shabelle Media 2/1/2009 9:51:03 AM
Hogaanka Maxkamadaha ee gudaha dalka ayaa soo dhaweeyay doorashada Shiikh Shariifa,waxaana ay ku baaqeen in la sameeyo ciidamo qaran oo biloow ay u yihiin xoogaga Muqaawamada.
SilGor 2/1/2009 9:43:59 AM
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Masar Axmed Abu Gheyt ayaa sheegay in dowladdiisa ay si weyn u soo dhaweyneyso madaxweynaha loo doortay Soomaaliya
SilGor 2/1/2009 9:11:55 AM
U qaybsanaha arrimaha Soomaaliya ee Midowga Afrika Mr. Nicolas Bwakira ayaa soo dhaweeyay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed
SilGor 2/1/2009 8:59:09 AM
Dowladda Mareykanka ayaa ka mid noqotay waddamada adduunka ee soo dhoweeyey doorashada Sheekh Shariif Sheekh Axmed loo doortay xilka madaxweynenimada Jamhuuriyadda Soomaaliya
1/31/2009 10:08:19 AM
Waxaa subaxnimadii maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday marxuum MAXAMUUD XAAJI CALI (DUDUMA-GALE), jannadii Farduus Allaah haka waraabiyo, intii uu ka tagayna sabar iyo iimaan Allaah haka siiyo (AAMIIN)
SilGor 1/30/2009 9:36:23 PM
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo 293 cod kaga guuleystay Maslax Maxamed Siyaad Bare oo asagana helay 126 cod, kaddib markii ay isugu soo hareen wareeggii 3aad ee tartanka doorashada madaxweynaha.
SilGor 1/30/2009 4:33:46 PM
Kaddib markii la tiriyey codadkii ay xildhibaannada Barlamaanku u qaadeen doorashada madaxweynaha, ayaa natiijadii kama dambeysta ahayd waxay noqotay sida soo socota :-
SilGor 1/30/2009 2:45:53 PM
Waxa hadda ka socota Golaha Ummadda ee Jaabuuti tirinta codadka ee doorashada madaxweyne ay Soomaaliya yeelato, waxaana codadka ilaa iyo iminka la tiriyey uu ku horreeyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed
SilGor 1/30/2009 8:45:58 AM
Xildhibaano tiradoodu ay kor u dhaafeyso 400 ayaa ka qayb qaadan doona kala saaridda murashixiinta tobaneeyada ah ee isu soo taagay qabashada xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya, kuwaasoo uu mid
SilGor 1/29/2009 9:48:46 AM
Ahlu-Sunnah Waljamaaca ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud, kaddib markii uu halkaasi ka dhacay dagaal xooggan oo saakay kusoo qaadeen.
Jowhar 1/28/2009 10:41:26 AM
Xaflad goor dhoweyd ku soo gaba gabowday Guriga Umadda ayaa lagu dhaariyay Xubnaha Isbaheysiga Dib u xoreynta uga mid noqonaya Baarlamaanka Dowladda Midnimo qaran ee Soomaaliya
Jowhar 1/28/2009 10:38:20 AM
Ururka Midowga Afrika ayaa fariin culus ka soo saaray is ballaarinta Kooxaha Islaamiyiinta mayalka adag ee Soomaaliya, maalin kadib markii ay la wareegeen Magaalada Baydhabo oo xarun u aheyd Baarlamaanka Soomaaliya.







'
World News