Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado



affari interno.jpg

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Wasiir  Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Ugu dambeyn, Ujeedka Wasiir Odawaa uu u gaaray magaalada Cadaado ayaa lagu sheegay xalinta khilaaf weli ka taagan Shirka Maamul u sameynta Gobolada Dhexe ee ka socda magaalada Cadaado.


Add New Comment