T A C S I, Geerida naxdinta leh ee marxuumad hooyo Xaajiyo Mako Xaaji Cadde



Waxaa saaka aroornimadii hore ee maanta oo sabti ah, magaalada Rochester ee dalka Mareykanka (USA) ku geeriyootay Allaah ha u naxariistee marxuumad hooyo Xaajiyo Mako Xaaji Cadde oo 82 sano jir ahayd, ifkana kaga tagtay in ka badan 50 qof oo isugu jiray wax ay dhashay iyo wax ay sii dhaleen.

Geerida naxdinta leh ee hooyo Xaajiyo Mako Xaaji Cadde ayaa waxa la ogeysiinayaa dhammaanba eheladeeda iyo asxaabteeda oo ku kala sugan dalka gudihiisa iyo dibeddiisaba.

Waxa si gaar ah geerida marxuumadda loogaga tacsiyeynayaa carruurteeda oo kala ah :


  1. Cumar Cabdulqaadir Axmed
  2. Asli Cabdulqaadir Axmed
  3. Khadiija Cabdulqaadir Axmed
  4. Caasha Cabdulqaadir Axmed
  5. Xasan Cabdulqaadir Axmed
  6. Safiya Cabdulqaadir Axmed
  7. Ruqiya Cabdulqaadir Axmed
  8. Maxamed Cabdulqaadir Axmed
  9. Cabdullaahi Cabdulqaadir Axmed
10. Xaliima Cabdulqaadir Axmed
11. Nuur Cabdulqaadir Axmed
12. Aweys Cabdulqaadir Axmed
      Iyo carruurtooda

Sidoo kale waxa geerida marxuumadda loogaga tacsiyeynayaa dhammaan reer Axmed Jimcaale iyo reer Xaaji Cadde, ayadana waxa Allaah loogaga baryayaa in uu ka waraabiyo Jannadii Fardowsa - AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN.

tacsida ku reeb bogga comments-ka

Add New Comment