Madaxweynaha Koofur Gabeed oo Baydhabo ka dhagax dhigay Jaamacad Cusub




Shariif Xasan 01.jpgMdadahaweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya  Ayaa Magaalada Baydhabo Ka dhagaxdhigay Jaamacad Cusub loogu magacadarey Koofur Galbeed University Taas oo ay dhisidoonto Dawlada Taliyaaniga

Shariif Xasan Sheekh Aadan Madahaweynaha Koofur Galbeed  oo ay weheliyeen Wakiilo Hasocoday Dawlada taliyaaniga Ayaa manta oo jimco ah Dhaqaxdhigay Jaamacada oo Noqonaysaa Jaamacadii Uguhoreysay oo ay ledahay Dawlada Goboleedka Koofur Galbeed  islamarkaasina lagubarandoono Shareeca Qaanuunka

Dhagaxdhiga kadib waxaa siwadajir ah uhadley islamarkaasina Sheegay Ahmiyada Jaamacadani ay uleedahay Dawlad Goboleedka Koofur galbbeed Midkamidha Wakiilada Kasocoday Dwalada Taliyaaniga Iyo Madahaweyne Shariif Xasan Sheekh  Aadan.waxayana sheegene in Baahiyo badan oo dhanka Tacliinta Sare ah ay kacaawin doontoJaamcadaan Gobolada Baay  iyo bakol iyo Shabeellada Hoose.


Add New Comment