Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta oo ku baaqday in Isniinta la oogo salaad roob doon ah



Wasaaradda awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku baaqday in Ummadda ay Alle u laabtaan, si dhibta heysato uu Alle uga dulqado, waxaana ay ugu baaqday maamulada ka jira dalka iyo culimaa’udiinka inay u istaagan sidii Alle bariga looga qeyb qaadan lahaa oo isniinta soo socoto la oogo saalad roob doon ah meelkasta oo dalka ka mid ah.

Halkan ka akhriso bayaanka ay Wasaaradda Awqaafta soo sartay

http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2016/04/War-Murtiyeedka-Baaqa-Roob-Doonka-iyo-Iskaalmeynta-WAAD.pdf


Add New Comment