EID MUBAARAKWaxa Muslimiinta deggan magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota iyo agagaaraheeda la ogeysiinayaa in salaadda Ciidda lagu tukan doono goobta weyn ee St. Paul Convention Center ee isla magaaladaasi.F.G. Fadlan horey u soo qaado saligaaga, Ciiduna waa maalinta Jimcaha.
Ku Deeq 3 Dollar oo ijaarka goobta lagu bixiyo.Wixii faahfaahin ah kala xiriir
Masjid Dacwah
tel. (1)224-6726 ama (952)451-4848Sept.
10, 2010
7:30 am (Takbiirat)
St. Paul
Convention Center at
Excel Energy
175 W. Kellogg Blvd.
St. Paul, MN55102