Ogeysiis ku saabsan tukashada Salaadda Ciidda iyo magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota ee waddanka Mareykanka - CIID MUBAARAK

institute.jpg
EID MUBAARAK

Waxa Muslimiinta deggan magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota iyo agagaaraheeda la ogeysiinayaa in salaadda Ciidda lagu tukan doono goobta weyn ee St. Paul Convention Center ee isla magaaladaasi.

F.G. Fadlan horey u soo qaado saligaaga, Ciiduna waa maalinta Khamiista ama Jimcaha.
Ku Deeq 3 Dollar oo ijaarka goobta lagu bixiyo.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir Masjid Dacwah

tel. (1)224-6726 ama (952)451-4848

Sept. 9 or 10, 2010
7:30 am (Takbiirat)
St. Paul
Convention Center at
Excel Energy
175 W. Kellogg Blvd.
St. Paul, MN55102





Add New Comment