TACSI - Geerida Marxuum Ismaaciil Axmed Max,uud




                                 inaalilaahi[1].jpg

Waxaa maanta gelinkii hore degaanka Ceelasha Biyaha ee gobolka Shabeelada Hoose ee dalka Soomaaliya ku geeriyooday Allaah ha u naxariistee marxuum Ismaaciil Axmed Max,uud oo ay da'disu ahayd dhowr iyo sodon jir .

Marxuumku wuxuu ifka kaga tagay Xaas iyo hal Wiil oo bil  jir ah , waxaana geeridiisa la ogeysiinayaa dhammaan eheladiisa oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibeddiisaba.

Dhammaan xubnaha SilGor waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuumka, gaar ahaan walaaheen Reer Xasan Yare, waxayna marxuumka Allaah uga baryayaan inuu ka waraabiyo Jannadii Ferdowsa, ehelada iyo qaraabadana uu sabar iyo iimaan ka siiyo Aaamiiin



Add New Comment