Kulankii Baarlamaanka oo si rasmi loogu kala dareeray


kadib markuu harreeyay Buuq ,sawaxan iyo dhowr xildhibaan inay gacmaha iskula tageen kulankii Baarlamaanka maanta kalsoonida lagu siinayay dowladda cusub ee R/wasaare Farmaajo, Goddoomiyaha Baarlamaanka iyo Xildhibaanadiiba way ku kala dareereen kalankaasi iydoo aan la sheegin goorta laysku soo noqon doono.

Add New Comment