Liiska Wasiir-kuxigeenada iyo Wasiir-dowlayaasha dowladda cusub



 R/wasaaraha dowladda KMG Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa uu soo bandhigay liis ku qoran  wasiiru dowlayaal iyo wasiir ku xigeeno oo ay yeelaneyso xukuumadda KMG ee cusub,waxayna ka kooban yihiin 18 wasiir ku xigeen iyo 9 wasiiru dowlayaal, liiskaasi waxaana ka dhex muuqday xubno ka tirsanaan jiray xukuumaddii hore ee Sharma'arke.


Wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dowlayaasha la magacaabay ayaa waxay kala yihiin:

Liiska Wasiir Kuxigeenada

1- Xaji Cali Sheikh Maxamed Nuur Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta, iyo Awqaafta
2- Cumar Shiikh Cali Idris Wasaaradda Arrimaha Dibadda
3- Ibrahim Isaaq Yarow Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka
4- Mukhtaar Shiikh Shuute Shiikh Cali Maye Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta
5- Daauud Cabdikariim Xaaji Cumar Wasaaradda Gaashaandhiga
6- Cabdicasiis Lafta Gareen Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga
7- Maxamed Cabdulle Faarax (Geeseey) Wasaaradda Warfaafinta, Boostada, iyo Isgaarsiintan
8- Maxamed Cali Shire Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha
9- Cabdirashid Maxamed Xidig Wasaaradda Arrimaha Bulshada, Shaqada, Homumarinta Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Isboortiga
10- Cabdi Cali Maxamud (Riyaraac) Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-Udhiska
11- Xasan Yacquub Geescade Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha
12- Cabdullahi Abokor Jaamac (Gardowe) Wasaaradda Kaluumaysiga, Bayada, iyo Khayraadka Badda
13- Cabdulqaadir Haji Maxamed Suldan Lugadheere Wasaaradda Dakadaha, Gaadiidka Badda, Cirka iyo Dhulka
14- Siciid Maxamed Jimcaale Wasaaradda Dastuurka, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta
15- Cabdiraxmaan Yusuf Faarax (Dujana) Wasaaradda Macdanta, Biyaha, Tamarta iyo Shidaalka.
16- Feysal Cumar Guuleed Wasaaradda Waxbarashadda, Hidaha iyo Tacliinta Sare
17-Faduma Xasan Cali Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
18- Cisman Libaax Ibraahim Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada

Liiska Wasiiru Dowlayaal:

1- Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Xafiiska Raisulwasaaraha.
2- Cabdulqaadir Macallin Nuur Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Madaxtooyada.
3- Maxamed Cali Xaamud Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda
4- Maxamed Xasan Aadan Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Maaliyadda & Lacagta.
5- Maxmed Cabdi Abtidoon Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga.
6- Axmed Cali Yaqle waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.
7- Maxamed Cali Xagaa Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Kalluumeysiga, Bey’adda & Kheyraadka Badda.
8- Cabdirashid Xaaji Deerow Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Dekadaha, Gaadiidka badda, circa & Dhulka.
9- Dr. Maxamuud Shiikh Xasan Akhi Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.

R/Wasaare Maxamed C/llaahi Farmaajo Waxa uu soo dhisay 18 wasiir ku xigeen iyo 9 wasiiru dowlayaal, waxaana ka dhex muuqda xubno ka tirsanaan jiray xukuumaddii hore  waxaana lagu wadaa todobaadka dambe in la horgeeyo  golaha baarlamaanka dowladda KMG si loo ansixiyo.

Add New Comment