FBI-da Maraykanaka oo soo qabqabtay wiilal iyo gabdho Soomaaliyeed oo lagu soo eedeeyey Falal Anshax xumi ah



 Sawiro ay soo bandhigeen FBI-da Mareykanka ayaa waxaa ka muuqda Dhalinyaro Soomaaliyeed oo isugu jirta wiilal iyo gabdho degan dalka Mareykanka-Minisota, kuwaasoo lagu soo eedeeyey inay iibiyeen jirka gabdho Soomaaliyeed oo aan weli qaangaarin markay siiyeen maandooriye.

Dhileysiga iyo Daroogada dalka Mareykanka waa u guri, laakiin waxa nasiibdarra noqotay fadeexada iyo fool xumo an lagu aqoon ummadda Soomaaliyeed inay maanta warbaahinta adduunka u martay sharafkii dhalinta  Soomaaliyeed ee qurbajoogga ah uu maanta soo gaaray ceeb  si fudud aan loo iloowi doonin taasoo waxyeelo u geysan doonto sharafta Soomaalida ku nool dalka Mareekanaka .
 
FBI-da Mareekanka waxay ku sifeeyeen dhallinyaradaasi dugaag ka ganacsatay jirka gabdhaha yar yar ee ciyaal iskuulka ah oo aan weli qaanqaarin, waxaa kaloo ay ku soo eedeeyeen dhallinyarasi inay kasoo afduubtaan gabdhahaasi yar yar suuqyada, iskuulada iyo jidadka xaafadaha ay ku noolyihiin  kadibna ay siiyaan maandooriye si howsha ka ganacsiga jirkooda ay ugu suurtagasho.


Waalidiinta Soomaalida ee ku nool Dalka Mareykanka kadib markii ay heleen cadeymaha iyo Sawirada muujinaya muuqaalka dhalinyaro da’yar oo wiilal iyo gabdhaba leh oo Soomaali ah kuwaasi oo lagu eedeeyey ka ganacsiga jirka Gabadho yar yar ah oo aan wali qaarkood qaangaarin iyo isticmaalka Maandooriyaha  waxay ka muujiyeen walaal iyo wal wal  waxa uu ahaan doono ciyaalka ay ku heystaan dalka Mareekanka haddii ay kalasoo carrari lahaayeenna dalka ammaan kama jiro iyo dowlad caadil ah.





Si kasta oo ay ahaato falkan foosha xun oo ay ku kaceen dhalinyarada Soomaalida waxaa ku eedeysan tiro 29 dhalinyaro ah oo isugu jira ragg iyo dumar da’yar kuwaasi oo muddooyinkii ugu danbeeyey ka ganacsanayay jirka Gabdho yar yar oo Soomaali ah.

THE NAMES & PHOTOS OF THE 29 SOMALIS CHARGED WITH SEX TRAFFICKING

*** SCROLL DOWN FOR THE NAMES***

prost

Those charged in the indictment are identified as:

Abdifitah Jama Adan, aka “Shorty,” aka “Faleebo,” aka “Kuzzo,” 28;

Abdullahi Sade Afyare, aka “Forehead,”19;

Ahmad Abnulnasir Ahmad, aka “Fabulous,”23;

Yahya Jamal Ahmed, 23;

Abdikarim Osman Ali, aka “Homer,” aka “Big Abdi,” 22;

Musse Ahmed Ali, aka “Fat Boy,” 23;

Hassan Ahmed Dahir, aka “Mohamed Ali Hussein,” 21;

Fadumo Mohamed Farah, aka “Naana Naana,” aka “Gangster Boo,” aka “Barnie,” 25;

Idris Ibrahim Fahra, aka “Chi Town,” 22;

Yasin Ahmed Farah, 19;

Abdullahi Hashi, aka “Kamal,” 24;

Fatah Haji Hashi, aka “Jerry,” aka “Jr,” 23;

Abdirahman Abdirazak Hersi, aka “Biggie,” 20;

Muhiyadin Hassan Hussein, aka “CD,” 22;

Dahir Nor Ibrahim, aka “Dahir Lucky,” 38;

Abdifatah Bashir Jama, aka “Cash Money,” aka “Ohio,” 23;

Andrew Kayachith, aka “AK,” 20;

Abdigadir Ahmed Khalif, aka “Awali,” 24;

Bashir Yasin Mohamud, aka “Br,” 26;

Mustafa Ahmed Mohamed, 22;

Fuad Faisal Nur, aka “Hanjule,” 24;

Abdifatah Sharif Omar, aka “British,” aka “Pinky,” 25;

Liban Sharif Omar, aka “Sunderra,” 21;

Mohamed Sharif Omar, aka “Moe D,” aka “Mojo,” 26;

Hamdi Ali Osman, aka “Big Hamdi,” aka “Boss Lady,” 22;

Haji Osman Salad, aka “Hollywood,” 20;

Bibi Ahmed Said, 19;

Ahmed Aweys Sheik, aka “Rear Hammer,” aka “Abdul,” 24; and

Yassin Abdirahman Yusuf, aka “Junior,” aka “Black Cat Junior,” 21.


This case was investigated by the ICE Office of Homeland Security Investigations, the St. Paul Police Department, the FBI, the Tennessee Bureau of Investigation, the U.S. Secret Service, the Metropolitan Nashville Police Department, and the Minnesota Financial Crimes Task Force. Assistant U.S. Attorney Van Vincent, of the Middle District of Tennessee, is prosecuting this case.


Add New Comment