TACSI, Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

inaalilaahi[1].jpg

MCJ.jpg

Waxaa maanta oo ay bisha May tahay 9-ka ku geeriyooday degaanka Ceelasha Biyaha ee magaalada Muqdiso Allaah ha u naxariistee Marxuum Maxamuud Cumar Jimcaale oo 97 sano jir ahaa, waxaana geeridiisa la ogeysiinayaa dhammaan eheladiisa oo kala joogta dalka gudihiisa iyo dibeddiisa.

Bahda SilGor waxay tacsi u dirayaan guud ahaan qoyska reer Dhageey Aadan, gaar ahaan Batuulo Cumar Jimcaale, Xaliima Maxamuud Cumar iyo carruurteeda iyo reer Axmed Cumar Jimcaale Dhageey oo dhammaantoodba ku kala sugan dalka gudihiisa iyo dibeddiisaba.

Tacsida loo dirayo geerida naxdinta leh ee Marxuum Maxamuud Cumar Jimcaale ayaa waxay naga soo kala gaartay walaalaha kala ah :

   1. Xubnaha Ururka Israaca SilGor
   2. Nabaddoon Xasan Maxamed Abuukar (Guud Cadde)
   3. Nabaddoon Yuusuf Axmed Sadiiq (Yuusuf Gandi)
   4. Nabaddoon Maxamed Xasan Nuur
   5. Ustaad Cabdullaahi Cali Nuur
   6. Caaqil Xaaji Abuukar Nuur Gulaal
   7. Cadi Maxamed Baadiyoow
   8. Cabdi Cumaroow Baxaar
   9. Yaasiin Khaliif Maxamuud
 10. Shaacir Xasan Xaaji Macoow
 11. Cali Jimcaale Ow Axmed
 12. Cali Xaaji Maxamed Axmed (C. Kurtun)
 13. Yuusuf Aamir Guud Cadde
 14. Macallim Maxamuud Eybakar
 15. Jimcaale Macoow Cali
 16. Aweys Maxamuud Geeddi
 17. Aamina Xaaji abuukar Nuur
 18. Muumina Axmed

Ugu dambeyntii waxaa Marxuum Maxamuud Cumar Jimcaale Allaah uga baryeynaa inuu ka waraabiyo jannadii Fardowsa, eheladii iyo asxaabtii uu ka tagayna sabar iyo iimaan ka siiyo - AAMIIN - AAMIIN.
 
 

Add New Comment