TACSI - innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun


inaalilaahi[1][1].jpg

Bahda Shabakadda Warbaahinta SilGor waxay u tacsiyeynayaan eheladii, asxaabtii, bahda Isboortiga Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuum Maxamed Xuseen Cali (Shiikhaalow) oo ka mid ahaan jiray laacibiintii ugu waaweynaa taariikhda kubadda cagta Soomaaliyeed.

Marxuum Shiikhaaloow Allaah janada fardowsa haka waraabiyo intii uu ka tagayna sabar iyo iimaan haka siiyo, aamiin - aamiin - aamiin - aamiin.


Add New Comment