Qarax Dhimasho iyo Dhaawac kasoo gaaray dad rayid ah oo saaka ka dhacay Degmada Wadajir.




Qarax xoogan oo gilgilay waddo ka mid ah degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, qaraxaasoo la rabay in lagu qaarijiyo Wasiirka Cadaaladda iyo garsoorka Dowladda KMG ee Soomaaliya, ayaa saaka waxa  ku geeriyootay qof dumar ah oo xiligaasi maraysay waddadaasi qaraxa uu ka dhacay.

Si kasta oo ay ahaataba maalin ka hor ayay ahayd makii qarax lagu weeraray Guddoomiyaha Degmada Jowhar Dowladda KMG, qaraxaasi oo sababay dhimashada dad rayid ah oo ay ka mid ahaayeen arday ciyaal  iskuul ah.

Add New Comment