HAMBALYO - Dhalashada Maxamed Mustafa Maxamed Muuse



Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Orkanger ee bartamaha dalka Norway waxa ay hambalyo u dirayaan saaxibkood Mustafa Maxamed Muuse iyo Xaaskiisa Muna Cumar Cali oo uu duhurnimadii maanta oo Khamiis ah 12-ka bisha May wiil ugu dhashay cusbitaalka St. Olav Hospital ee isla magaalada Orkanger.

Wiilkan yar ayaa magaciisa loo bixiyey Maxamed, waxayna Allaah uga baryayaan inuu soo barbaaro, kana yeelo kii diintiisa, dadkiisa iyo dalkiisaba anfaca - AAMIIN -AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN.

 dhalashoB.jpg


Add New Comment