TACSI - Xaaji Sayid Xaaji Barakow oo maanta gelinkii dambe ku geeriyooday magaalada Muqdisho


inaalilaahi[1].jpg



marxuum Sayid.jpgWaxa gelinkii dambe ee maanta oo Axad ah, kuna beegan 16-ka bisha Maarso magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaah ha u naxariistee Xaaji Sayid Xaaji Barakoow oo 100 sano jir ahaa, waxaana geerida marxuumka la ogeysiinayaa dhammaanba eheladiisa iyo asxaabtiisa oo ku kala sugan daafaha adduunka.

Marxuum Xaaji Sayid Xaaji Barakoow waxa uu ifka kaga tagay 300 oo qof oo isugu jiray wax uu dhalay iyo wixii ay sii dhaleen, marxuumka waxaa Allaah loogaga baryayaa in uu ka waraabiyo Jannadii Fardowsa, eheladii uu ka tagayna uu sabar iyo iimaan ka siiyo.- AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN.

Add New Comment