Hambalyo arooska Guuleed Cali Maxamuud iyo Caafiya Caafiya Cusmaan Sheekhaay


Bahda SilGor waxay halkan hambalyo iyo bogaadinba uga dirayaan arooska iyo aroosadda Guuleed Cali Maxamuud iyo Caafiya Cusmaan Sheekhaay oo uu dhowaan arooskoodu ka dhacay magaalada Brescia ee waddanka Talyaaniga.

Guuleed iyo Caafiya waxaan leenahay Allaah haydinka dhigo kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela, aamiin, sidoo kale ayaan waxa u hambalyeynaynaa walidiintii dhashay iyo asxaabtii labada is guursaday, mar kale ayaan idin leennahay wiil iyo caano, gabar iyo caano AAMIIN.

brescia.jpg

flower1.jpg

Diyaarintii : Xoghaynta SilGor





Add New Comment