HAMBALYO - dhalashada Sayfuldiin Sheekh Xasan Maxamuud



sayf[1].jpg


Maamulka shabakadda wararka ee SilGor.com waxay hambalyo u dirayaan Prof. Xasan Maxamuud (Xasan Jaamici) iyo xaaskiisa oo uu wiil ugu dhashay magaalada Saint Paul ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka maalinnimadii Isniinta ee bishan aan ku jirno ee Juun ay ahayd 13-ka.

Wiilka dhashay ayaa waxa loogu magac daray Sayfuldiin Sheekh Xasan Maxamuud, waxaanna wiilka Allaah uga baryeynaa inuu ka yeelo kii soo barbaara, waalidiintiisa, dadkiisa, diintiisa iyo dalkiisaba wax tara - AAMIIN


 -

Add New Comment