Xaafado ka tirsan degmada Boondheere ayaa saaka si daran dadweynihii deganaa ay kaga barakacayaan


 kadib markii shalay ilaa xalay dagaalo xoogan uu ku dhex maray   Xarakada Alshabaab iyo Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo duqaymo  madaafiic PM ay kusoo dhacayaan xaafadaha ay gacanta ku dhigeen xarakada Al Shabaaab waxaa wadada Nasiib boonde ee degmada Boondheere lagu arkayaa dad fara badan oo ku qaxayo wadadaasi iyagoo ciyaalkoodii dhabarka ku sita.

Add New Comment